Gabar ay dhashay Ilhan Cumar oo fariin culus u dirtay Madaxweyne Trump

Gabar ay dhashay Ilhan Cumar oo katirsan aqalka Koongareeska dalka Mareykanka ayaa fariin ku aadan wax ka qabashada isbedelka cimilada adduunka u dirtay Madaxweyne Donald Trump. Isra Xirsi oo ah gabadha Ilhan Cumar ayaa ugu baaqday Madaxweyne Trump in uu wax ka qabto isbadalka cimilada, waxa ayna ku goodisay gabadhaasi yar in hadii uu arintan wax … Continue reading Gabar ay dhashay Ilhan Cumar oo fariin culus u dirtay Madaxweyne Trump